Sign in to follow this  
Deeq A.

Mudane Madaxwayne Wajale Maxaad Ugu Eegaysaa Masuuliyinta Aan utidhayn?

Recommended Posts

Deeq A.   

magaalada wajale waxaa haysta dhibaato aad u farabadan waxay dhamaan ka aradan tahay kaabaha nololeed ee ay u xilsaarnaayen maamulka dagmada waxaa jooga maamul gaamuray oo joogay illa xiligii siiraanyo maamulkaasina wax alla wax ay qabteen majirto mudada ay xilka hayeen waxaana ay dhamaan idlaysteen ama ay boobeen dantii kuug gaar waxaa taabadalkeeda dayacmay howlihii loodiray side nadaafada oo magaaladu ay marayso halkii ugu hoosaysay waxaa meelkasta ayaala qashin bacaha iyo godadka bulaacadaha biyuhu ku jiraan waxaa iyana dayacan xarumaha caafimaadka waxbarashada oo aad moodo in aanay wax shaqo ah kulahayan hadii aad baahi ula tagto waabay kula yaabayaan mudane madaxwayne bal hoos u eeg arinka cabashada wajale nimankaa maamulka

A986B5C2-4287-48EE-B321-5C42352C7D8F.png

ahi waxaad moodaa tukaan ay leeyihiin meeshuge arinkaa wax halaga qabto allla mahadle ahmed mahamed ahmed togwajale somaliland
togwajaale1994@gmail.com

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this