Sign in to follow this  
Deeq A.

Muuse Biixi Oo Cutubyo Ciidamo saanad adag ku gaasham U Sii Kaxaystay Safarkiisa Gobollada Bariga

Recommended Posts

Deeq A.   

Muuse Biixi Oo Cutubyo Ciidamo saanad adag ku gaasham U Sii Kaxaystay Safarkiisa Gobollada Bariga .

ciidan-1.jpg

 Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo safar ugu baxay inta la ogyahay magaalada Burco, ayaa socdalkiisa wuxuu sii kaxaystay cutubyo ka tirsan Ciidanka Qaranka.

Markii uu Madaxweynuhu gaadhay magaaladda Berbera waxa muqaalada war-baahinta ka soo muuqday Ciidan xad dhaaf ah oo tiro ahaan ka badan intii caadiyan loogu tallo galay sugida ammaanka Madaxweynaha.

Lama oga sababta dhabta ah ee uu Madaxweyne Muuse Biixi u ka xaystay ciidanka intaas leeg. Balse dad badan ayaa arrintan kaga faloonaayay baraha bulshada

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this