Sign in to follow this  
Deeq A.

Garoowe: Booliiska Puntland Oo Soo Saaray Ammarro Ka Dhan Ah Mooto Bajaajta (Dhageyso)

Recommended Posts

Deeq A.   

Taliska ciidanka Booliiska Puntland ayaa sheegay in wixii ka dambeeya 11-ka habeennimo aanay shaqeyn karin Mootooyinka Bajaajta.

Taliyaha Booliiska Puntland Jeneraal Muxudiin Axmed ayaa sheegay in guud ahaan deegaannada Puntland wixii waqtigaasi ka dambeeya haddii ay arkaan Bajaaj socota ay la wareegi doonaan.

Waxa uu tilmaamay in Bajaajta qaar lagu qaado waxyaabaha maanka dooriya, sidoo kalena lagu dhibaateeyo dadka shacabka ah.

Halkaan hoose ka dhageyso:

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2018/11/Taliyaha-Ciidanka-boliska-Puntland-Gen-Muxiyadiin-Axmed-Aw-Muuse-oo-Awaamiir.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this