Deeq A. Posted November 18, 2018 Muqdisho ( Sh. M. Network )-Afhayeenkii Ciidanka Xoogga dalka ee gobolka Gedo Korneyl Aadan Rufle oo wareysi gaar ah siiyay Shabelle ayaa ka hadlay dhibaatooyin badan oo ka jira gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya. Korneyl Rufle ayaa eedeyn u jeediyay maamulka Jubbaland oo uu tilmaamay in ay gabood falo iyo caburin uu ku hayo shacabka ku dhaqan gobolkaasi. Sidoo kale waxa uu intaasi ku daray in in shacabka Gedo aysan raali ka noqon doonin curyaaminta dowladda dhexe iyo rajada iyo Ummada Soomaaliyeed. Halkan hoose ka dhageyso Codka. http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/11/Rufle.mp3 The post Jubbaland Oo lagu eedeeyay tacadiyo ka dhan ah shacabka appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites