Sign in to follow this  
Deeq A.

Magacyada Dumarkii uu Qabay Sayid MC. Xasan iyo Beelahooda. W/Q: Cali Cabdi Coomay

Recommended Posts

Deeq A.   

Magaca Beesha

1. Xaadsan Dhoorre Xasan……………………………………………………………………… Majeerteen

2. Faadumo Islaan Aadan……………………………………………………………………….. Majeerteen

3. Bullo Cali Shire…………………………………………………………………………………….. East Sanaag Clan

4. Shacni Cali Ibraahin……………………………………………………………………………… East Sanaag Clan

5. Wardiyo Dayid……………………………………………………………………………………. Gareen

6. Maryan Sh. Cusmaan……………………………………………………………………………. Gareen

7. Udgoon Maxamed Diini…………………………………………………………………………. Mareexaan

8. Barni Xerse………………………………………………………………………………………….. Mareexaan

9. Dhiimo Ciise Faarax……………………………………………………………………………….Sool clan

10. Baar Xuseen Xandulle………………………………………………………………………….Sool clan

11. Barni Maxamed Sugulle……………………………………………………………………………….Sool clan

11. Faadumo Ciise Aadan………………………………………………………………………….Dhulbahane

12. Bullo Nuur Xiddig…………………………………………………………………………………Sool clan

13. Kaaha Abyan Maxamuud……………………………………………………………………..Sool clan

14. Xaadsan Xasan Cali………………………………………………………………………………Sool clan

15. Udgoon Jaamac Barre………………………………………………………………………….Sool clan

16. Mulaaxo Malow………………………………………………………………………………… Ogaadeen

17. Bood Malow……………………………………………………………………………………. ‘’ ‘’

18. Cadar Ciid Jihaad……………………………………………………………………………… ‘’ ‘’

19. Asli Xaaji Cusmaan………………………………………………………………………….. ‘’ ‘’

20. Jawaahir Sh. Cusmaan……………………………………………………………………… ‘’ ‘’

21. Naado Indhasersar Buraale……………………………………………………………… ‘’ ‘’

style=”font-size:16px;”>22. Maryan Rooble……………………………………………………………………………… ‘’ ‘’
23. Cambaro Qamaan Bulxan……………………………………………………………….. . ‘’ ‘’

24. Haweeya Xasan Ribaax…………………………………………………………………….. ‘’ ‘’

25. Caasha Yusuf Xayle…………………………………………………………………………… ‘’ ‘’

26. Ordo Cumar Ugaas………………………………………………………………………….. ‘’ ‘’

27. Faadumo Ugaas Xaashi……………………………………………………………………… ‘’ ‘’

28. Salaado Cumar Ugaas………………………………………………………………………. ‘’ ‘’

29. Cadar Cabdi Guhaad…………………………………………………………………………. ‘’ ‘’

30. Salaado Rooble Guuleed………………………………………………………………….. ‘’ ‘’

31. Cambaro Magan Khalaf…………………………………………………………………….. ‘’ ‘’

32. Saado nuur Cageeye…………………………………………………………………………. ‘’ ‘’

33. Risaala Adan Baar……………………………………………………………………………. ‘’ ‘’

35. Caasha Gooni Ducaale………………………………………………………………………………..Ogaadeen.

Waa kii Cali Jaamac Haabiil lahaa”

= Toddobuu qabaa naagaha tiraba waxbaa dheer ‘e

= Tacabkii ba ‘ waa sidii fircoon tab iyo xeeshiiye

= Taag niman lahayn iyo agoon buu ka taajiraye

= Kun wada towxiidsanayuu sidii tays u gowracaye

= Ma talyaanigaasa mahdiya tanina waa yaabe.”

Cali Cabdi Coomay

Suxufi, qoraa ah.

Haragaysa, Soomaalilaan

Calicoomay@hotmail.com

Tix-Raac:

Tiirka Colaadda (2005)………………… Cabdiqadir Aroma (AUN)

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this