Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland Kudlada maamulka haysa Via Asxaabta Saluugsan Majaraha Maamul Daadahinta Qaranka

Recommended Posts

Deeq A.   

SOMALILAND KUDLADA MAAMULKA HAYSA VIA AXSAABTA SALUUGSAN MAJARAHA MAAMUL DAADIHINTA QARANKA.

Waxa hubaal ah in bulsha weyenta Somaliland min LAWYACADO ilaa xadka GAROWE in ay u heelantahay nolol hufan oo hagaagsan
hogaan hufan oo horsed fiican geyiga ku hayaamiya, taas oo ay ka dhalato nolol bilan ,waxbarasho tayo leh, iyo wadan somali(Somaliland) oo beesha aduunka kaa mid noqota oo hesha aqoonsi buuxda. taasi waxay ku imaanaysaa in la galo hayaan badan
oo loo habeen dhaxo sidii UDUB ee shirarka AFRICA ay webiyada doonyaha ka ga gudbayeen kii oo roobab mahiigaani dayaan taas oo keentay in AFRICA oo dhan
laga aqoonsado dalku galka DALKA SOMALIYA afka qalaad ee gumaystihii INGRIIS u bixiyey Somaliland.
in wasiirkii arimaha dibada ee Ameerika MISS JENDEE FIREYSAR ka soo degto dhabaha diyaaraduhu ka haadaan ee CIGAAL INTERNAATIONAL AIPORT.
kulamio la yeesheen qaranka Somaliland madaxdeedii Ex president RAYAALLE laguna heshiiyey in maraykanku diyaar u yahay ictiraafka Somaliland
bal se uu ka codsaday hal shardi oo ahaa in DAWLADAHA SAFKA HORE LABO ILAA SADEX ku dhawaaqaan ictiraafka Somaliland
ETHIOPIA diyarbay ahayed mila siinaawi shirwal oo ADISABABA LAGU QABANAYO GOOBJOOG BUU INOO OGOLAADAY Observers
33 DAWLADOOD OO ADUUNKAA ogolaaday xafiiso metela danjire SOMALILAND ( Somaliland political mission office).
midnimada SHANTA GOBOL EE SOMALILLAND waxay ahaayeen UL IYO DIIRKEED.
taas waxay suuro geliyey ALLAHA WEYEN OGOLAASHIISA KA DIB. daacadnimo, dadaal mug iyo miisaan lahaa oo xawaare miisaaman ku socday( FAIRNESS, HARD WORK, AND BALANCED POLITICAL SPEED).

MAANTA IYO GEYIGEENII HALKUU MARAYO IYO SIDA LOO DABA QABATEYEN KARO XAALLADAHA MURUGSANA LOO MAARAYEN KARO.

1 GOBOLADA GALBADAY EE FARAHA KA SII BAXAYA SIDA SANAAG, SOOL IYO BURCO
in tab iyo xeel cuud iyo caqliba loo adeegsado sidii SOMALILAND loogu soo dabaali laha oo maamulku hormood ka yahay iyo salaadiinta dhaqanka.
2.in Axsaabta QARANKA tabashadooda la tixgeliyo oo heeshiis degdeg ah laga gaadho.
3.in la suuro geliyo doorashada golayaasha iyo degmooyinka tii oon laga talaabsan saami qayebsiga gobollada iyo beelaha dulman.
4.IN COLONEL CAARE ,PRO CALI KHHALI, IYO SULDAN WABAR heshiis deg deg ah laga curiyaa tii oo loo marayo saladiinta, cuqaasha iyo indheer gaadka Somaliland.
5. in PUNTLAND faragelinteeda si cilmiyeysan meel loo saaro colaad iyo nabadba tay ka fursan weydo.
HAWLAAHAAS FULINTEEDAA WAXA LAGA RABAA KULMIYE TWO dawlad ahaan iyo xuusbul xaakim ahaan in uu hormood ka noqdo Axsaab ahaan oo shacabkuna hiil iyo hoob siiyo wixii dalka iyo dadka u dana.
manta ma taagna cambaarayen iyo canaan u jawaab iyo far far ku taag ee waxay taagantaha BADBAADO QARAN.
MAADAXTOOYADA KA BIXI MAAYO, MADAXTOOYAAN DHISAYENAA, DOORASHADU DIBAY U DHACAYSAA, HABAR BAA HAW HAWLEHE HEELADA INOO TUMA WAXA QARANKU XAALADA UU KU JIRO WAX KA SAARI KARA MAAHA.
GEBA GEBO IYO MURTO.
AMA ARINKEEN NOQO
AMA AQBAL KEEN NOQO.
DALKU DABA QABATUU U BAAHANYAHAY,
KUWA KU DIFAACAYA DALKU QARAN BUU LEEYAHAY , GOLE QARAN, GUURTI , MAXKAMAD, AXDI QARAMEED, DAL IYO
DADWEYENE, XAD IYO XUDUDO, BAD ,BERI, IYO HAWO.

jawaabteedu waa sax ee adiga anku waydiiye maxaa bad qaba?

MA BADII, BERERA PORT OO GACANTEENA KA BAXDAY, MA HAWAADII OO MOGADISHO LAGAA MAAMULO, MA DHULKII
OO INTII SOMALILAND U BADNAYED PUNTLAND , KILINKA SHANAAD IYO JUBA LAND MAAMULAYAAN
IYO GOLAYAASHII IYO GUURTIDII OO MUDO DHAAFAY MARAYA 13 SANO OON DIYAARNA LOO HAYEN IN LA QABTO.
WASIIRKII GUDUHU TALO KU CASAATAY LOO DIID DHUUMAY WUXU GODOON KU YAHAY LAASCAANOOD AWOODI HADALKEED DAA WUXU DHAGAXDHIGAY AFAR KIILOMITIR WADO AH OO AIRPORTKA LAASCAANOOD AH
TAASI WXAY MUUJISAY TALADA SOOL IN AYNA GAACANTA UGU JIRIN MARTINA KU YAAHAY.

QOLADA MDAXTOOYADA TALLO DEG DEG AH AMA
DALKU SIDAN KU JIRI MAAYO EE WA LA DABAQABATEYEN
TALLO QARAN OO BULSHADA SOMALILAND OO U DHAN TAHAY
BAA HOYGA WAXBARASHA NABADDA IYO BADBAADA QARANKA
SOMALILAND BORAMA AWDAL MAANIFESTO TWO SI DEG DEG AH
QURBA JOOG IYO QOL QOL JOOG LOOGU QABAN DOONAA.
SI MAROODI JEEX IYO AWDAL AANAY GAACANTEENA KA BIXIN
GOBOLLADDA SOOL SANAAG IYO TOGDHEERA KACANTEENA SI BUUXDA DIB LOOGU SOO CESHO.

WALLAAHU WELIYU TAWFIIQ

HA NOOLAATO SOMALILAND DAL IYO DADBA
KHAYER BAAN U RAJEYNAYAA WAKHTIGA DHAW
GUL IYO GOBANIMO.

XAQA KU ADIN.

MUS AW HASSAN LODOON
AWDLII DUBAI.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this