Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Biixi Iyo Wafti Uu Hoggaamiyo Oo Saaka Ka Anbabaxay Magaalada Hargeysa Oo Gaadhay Magaalada Berbera +SAWIRRO

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wafti ballaadhan oo uu hoggaamiyo Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi oo saaka ka anbabaxay magaalada Hargeysa ayaa gaadhay Magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil.

46439103_1080813592099747_54999815913566 46440709_1781416021967174_13107140246267 46454416_1781415951967181_36612889936742 46482299_2027171044002148_85204261125918

Dadweyne kala duwan ayaa kala duwan ayaa waftiga madaxweynaha ku soo dhaweeyay magaalooyinka u dhexeeya Hargeysa iyo Berbera.

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo waftiga uu hoggaaminayo ayaa magaalada Berbera u sii dhaafi doona magaalada Burco.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this