Sign in to follow this  
Deeq A.

SOMALILAND: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Guutooyin Ciidan Ah U Sii Kaxaystay Safarkiisa .

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Berbera) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo safar ugu baxay inta la ogyahay magaalada Burco, ayaa socdalkiisa wuxuu sii kaxaystay cutubyo ka tirsan Ciidanka Qaranka.

46440709_1781416021967174_13107140246267

Markii uu Madaxweynuhu gaadhay magaaladda Berbera waxa muqaalada war-baahinta ka soo muuqday Ciidan xad dhaaf ah oo tiro ahaan ka badan intii caadiyan loogu tallo galay sugida ammaanka Madaxweynaha.

Lama oga sababta dhabta ah ee uu Madaxweyne Muuse Biixi u ka xaystay ciidanka intaas leeg. Balse dad badan ayaa arrintan kaga faloonaayay baraha bulshada.

Somalilandtoday/Berbera /Office

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this