Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: Cabasho Ka Dhan Ah Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Oo Loo Gudbiyay Golaha Wakiillada Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Cabasho ka dhan ah Wasiirka wasaaradda gaadiidka iyo horumarinta jidadka Somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan ayaa loo gudbiyay xildhibaanada golaha wakiillada Somaliland, Hore waxa golaha guurtida loogu gudbiyay cabasho ka dhan ah Cabdiraxmaan Cabdilaahi Guri Barwaaqo wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO

 

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this