Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Sidee Ayeey u Arkaan Golihii Deegaanka Gaalkacyo Kala Diristii Lagu Sameeyey?

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaan ka tirsanaa golihii degaanka waqooyiga Gaalkacyo ee Puntland ayaa ka hadlay kala diristii uu madaxweyne Gaas ku sameeyey golahaasi.

Cabdi waaxid Axmed Maxamed oo ka tirsanaa golahaasi ayaa u sheegay Goobjoog News, iney soo dhoweynayaan kala diristii uu madaxweyne Gaas ku sameeyey.

Waxa uu sheegay in madaxweynaha uu sharci u haysto inuu kala diro, iyaguna ay la shaqeyn doonaan cid walbo oo lasoo magacaabo.

Sidoo kale, xildhibaankan ayaa sheegay in aanay wax dhibaato ah ahayn in shaqada laga diro, una arkaan iney tahay gudashada waajib madaxweyne Gaas saarnaa.

Halkaan hoose ka dhageys:

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2018/11/XILDHIBAAN-KA-TIRSAN-GOLAHA-DEGAANKA-GAALKACYO.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this