Deeq A. Posted November 18, 2018 Muqdisho ( Sh. M. Network )-Safiirka cusub ee dowladda Mareykanka u soo magacawday Soomaaliya Donald Yukio Yamamoto bogaadiyay horumarka ballaaran ee ka socda gudaha dalka. Mr Yamamoto ayaa ku amaanay dowladda federaalka Soomaaliya, sida ay uga go’antahay abuuritaanka siyaasadda dibadda, arrimaha dhaqaalaha iyo amniga. Sidoo kale waxa uu ballan qaaday in dowladda Mareykanku ay garab taagnaan dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed. Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya C/qaadir Axmed Kheyr oo la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyay arrimahaasi. Halkan hoose ka dhageyso Codka. http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/11/cod-turki.mp3 The post Mareykanka Oo bogaadiyay horumarka ka socda Somalia appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites