Sign in to follow this  
Deeq A.

Tacsi–Marxuumad Shugri Yusuf Nuur Cadood oo caawa ku geeriyootay Magaalada Aarhus Dalka Denmark

Recommended Posts

Deeq A.   


images-2.jpg
Inaa lilaahu wa inaa ileyhi raajiciin.

Waxaa Allaah ha u naxariistee Caawa oo Sabti ah 17.11.2018 ku geeriyootay Magaalada Århus ee cariga Denmark Marxuumad Shukri Yusuf Nuur-Cadood.

Jaaliyada Somaaliyeed iyo mid Puntland ee Dalka Denmark siiba mida Magaalada Århus waxay Tacsi tiiraanyo xambaarsan u dirayaan dhamaan qoyska Reer Yusuf Nuur Cadood, Ehelkii iyo Asxaabtii geeridaa naxdinta leh ee ku timid Marxuumad Shukri Yusuf Nuur Cadood, waxayna Allaah uga baryaan qoyskaa ay ka baxday Marxuumadu inuu Ebbe Samir iyo Iimaan ka siiyo, Marxuumadana waxay Ilaah uga tugayaan inuu dembi dhaaf siiyo, Naxaristii Jano-nana ka waraabiyo.

FB_IMG_1500656724540-300x198.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this