Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirkii Midawga Afrika Oo Ka Furmay Xarunta Dalka Itoobiya Ee Addis Ababa.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Addis-ababa) Magalada Adis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya waxaa Maanta ka furmay shir Madaxeedka aan caadiga aheyn ee Ururka Midowga Afrika,waxaana Soomaaliya uga qeyb galaya Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed(Khadar)
Arrimaha ugu weyn ee shirkaas looga hadli doono ayaa waxaa ka mid ah isbedello waaweyn oo lagu sameynayo qaabka dhismeedka Ururka Midowga Afrika oo mudo laga Shaqeynayay.

64EFDAC8-2784-4CA4-A960-526E033BA451.jpe

Shir Madaxeedka Ururka Midowga Afrika ayaa waxaa Sanadkaan shir guddoominaya Madaxweynaha dalka Rwanda Paul Kagame.

Gaba gabada Shir Madaxeedka Ururka Midowga Afrika ayaa waxaa la filayaa in laga soo saaro qodobo
muhiim u ah Wadamada Afrika.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this