Deeq A. Posted November 17, 2018 Caabudwaaq ( Sh. M. Network )-Ciidamada ammaanka ee maamulka Galmudug ayaa saacadihii la soo dhaafay howlgallo ballaaran ka sameeyay gudaga degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Howlgallada oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa la lagu soo qab qabtay Hub iyo Darees Ciidan, sida ay Shabelle u xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan maamulkaasi. Sidoo kale saraakiishu waxa ay sheegeen in howlgallada u jeedkoodu uu ahaa, sidii loo xaqjiiyeen amniga degmadaasi. Ammaanka Caabudwaaq ayaa maalmihii dambe ahaa mid aan xasilooneen, waxaana ka dhacayay falal liddi ku ah ammaanka magaaladaasi. The post Howlgallo ballaaran Oo laga sameeyay Caabudwaaq appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites