Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Dhabaha Madaarka Laascaanood.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Laascaanood)-Wasiirka Arrimaha Gudaha JSl Maxamed Kaahin Axmed oo ay Weheliyaan Wafti Wasiiro ah iyo Gudida Nabadaynta golaha guurtida , Maamulka Heer Gobol iyo Heer degmo ee Gobolka Sool ayaa saaka Si rasmiya u Dhagax dhigay Dhismaha Waddo laamay ay oo isku xidhi doonta Madaarka iyo Magaalada Laascaanood.

46359006_768908966795572_118816513006449

Dhismaha Jidkan Laamayga Ah oo dherer ahaan Dhan 5KM ayaa loogu magac daray Garaad Ismaaciil Ducaale Road.

mashruuca dhismaha wadadan ayaa waxaa maalgalintiisa iska kaashaday sanduuqa horumarinta midawga yurub iyo Xukuumada Somaliland kaasi oo dhismihiisa fulin doonto shirkada dhismaha ee shire construction company.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this