Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Ku Margaday Su’aalo Laga waydiiyay Warbixin Qaramada Midoobay Soo Saartay Oo Somaliland Ku Eedaysay Inay Jidh-dil U Gaystay Maxaabiis Reer Puntland Ah

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga Somaliland Ciise Axmed Xawar ayaa ku margaday in uu jawaab waafi ah ka bixiyo warbixin qaramada midoobay soo saartay.

Warbixintan qaramada midoobay soo saartay ayaa Somaliland ku eedaysay inay jidh-dil u gaystay maxaabiis reer Puntland ah oo lagu soo qabtay dagaalkii Tuke-raq, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this