Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga Doorashooyinka Koonfur Galbeed oo la ansixiyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa goordhow Baydhabo ku ansixiyay Guddiga doorashooyinka maamulkaas.

Guddiga la ansixiyay ayaa tiradooda waxa ay ay gaareeysaa 15 xubnood oo ah guddiga doorashooyinka maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya oo dhowaan doorashadeeda ay qabsoomeyso.

138 Mudane Oo soo xaadirtey fadhigii maanta ee Baarlamaanka 134 Wey ogalaadeen in Gudiga Uu shaqeyo 2 mudane ayaa diiday halka 2 kalena ay ka aamuseen.

Doorashada madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta dib u dhacday oo lagu balansanaa in ay dhacdo.

Hoos Ka aqriso Magacyada Guddiga 

Guddiga-doorashada.jpg?resize=720%2C960&

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho 

The post Guddiga Doorashooyinka Koonfur Galbeed oo la ansixiyay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this