dambarsame Posted March 7, 2010 Waad salaaman tihiin, waxaan anigoo baadi doon ah si kedis ah ula kulmay bulshadan hawada ka sheekaysanaysa, haddaba sidee ayaad dadka usoo dhoweysaan, marti soorse ma jiraa (caawa yaa na hooyey, maantase yaa na hariyey). Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nin-Yaaban Posted March 7, 2010 Dambarsade, soo dhawoow nin yahow. Meeshan sheeko, iyo wax kaayaabiyaba waad kaheli. Marlabaad soo dhawoow oo ha ismartiyeen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted March 7, 2010 dambarsame, soo dhowoow sxb. Aniguba meesha waan ku cusubahay oo saddex maalmood ayaan kaa soo horeeyey. Laakiin maadaama aad addigu maanta timid, Koofiyadii Wiilka-Cusub adiga ayaan kuu dhiibey ee bal iga qabo. Inta uu qof kale oo cusub meesha ka imanayo. Koofiyada Wiilka-Cusub adiga madaxa ha kuu saarnaato. Once again Welcome sxb. Quote Share this post Link to post Share on other sites
dambarsame Posted March 7, 2010 Dambarsade, soo dhawoow nin yahow. Meeshan sheeko, iyo wax kaayaabiyaba waad kaheli. Marlabaad soo dhawoow oo ha ismartiyeen. Aad ayaad u mahasan tahay nin yaabban walaal waan filayey soo dhoweyntaas Quote Share this post Link to post Share on other sites
dambarsame Posted March 7, 2010 By showqi. Dambarsade, soo dhawoow nin yahow. Meeshan sheeko, iyo wax kaayaabiyaba waad kaheli. Marlabaad soo dhawoow oo ha ismartiyeen. Thanks for tour welcome walaalkiis walow aan cimaamad ka jeclaan lahaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 7, 2010 adeer waxba ma soo dhawayno anagu ee weliba karbaash baanu dabada u qabanaa kaagaasoo kele ee iska socda sidii dabayshii xaabaale ,,,,,,, Bal maxaad doonaysaa ? ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
dambarsame Posted March 7, 2010 said By Jacayl Barqo adeer waxba ma soo dhawayno anagu ee weliba karbaash baanu dabada u qabanaa kaagaasoo kele ee iska socda sidii dabayshii xaabaale ,,,,,,, Bal maxaad doonaysaa ? ,,, -------------------- looool Waad mahadsantahay Mr.JacaylBarqo.Ithink your heart is quite different from your utterance. Anyway thanks for your manners Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 7, 2010 You did not even see my heart ,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
dambarsame Posted March 7, 2010 by Mr. J.Barqo You did not even see my heart ,,,,,,, -------------------- But I have instincts that could reveal me some thing Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted March 7, 2010 Akhyaarta cusub, hore u soo gudba ayaan idin leeyahay. Ninkaa Jacayl Barqo ( ) martida iyo soo dhoweynteedaba waxba uga ma bilawna ee hadaba waydinkaa. Dambarsame iyo showqi, idinkoo kale weey u baahnayd SOL waayo meeshu waayadan waa gubad abaar ah. Nin baa jira Nuune la yiraahdo oo laymanka xiriiriya SOL sida la isugu tallaallo yiqiinee bal aan 'ar wuuuuw' ugu yeero. Jacaylbaro, waad salaaman tahay sxb...beryahan la isma arkin ee waa sidee? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted March 7, 2010 dambarsame, Xaasha! Cimaamada iyada waxaan ugu soo talo galay Odeyga reer SOL ugu weeyn. Laakiin I can't find the Cajuuska. I will tell you what. I'm gonna give the Odeyga one more week, to claim his Cimaamad "May be the Cajuuska is hiding some where with his new Min-yaro, I don't know" Next week will continue: Will dambarsame get Cimaamadii Odeyga Sol. Till then saaxiib Koofiyadaada Wiilka-Cusub ku dhaganoow yaaney dabeeyshu kaa dafinee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 8, 2010 Paragon, dee niyow shuqullo aan ogahay baad ku mashquulsanayd baan maqlay inkastoo anba aanan kaa yaraysan sow lama fiicna boowe ? ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
dambarsame Posted March 8, 2010 originally posted paragon Akhyaarta cusub, hore u soo gudba ayaan idin leeyahay. Ninkaa Jacayl Barqo ( ) martida iyo soo dhoweynteedaba waxba uga ma bilawna ee hadaba waydinkaa. Dambarsame iyo showqi, idinkoo kale weey u baahnayd SOL waayo meeshu waayadan waa gubad abaar ah. Nin baa jira Nuune la yiraahdo oo laymanka xiriiriya SOL sida la isugu tallaallo yiqiinee bal aan 'ar wuuuuw' ugu yeero. Jacaylbaro, waad salaaman tahay sxb...beryahan la isma arkin ee waa sidee? ----------------------------------------------- Mr. Paragon sxb aad baad u mahadsantahay, Jacayl barona waan is fahanney Quote Share this post Link to post Share on other sites
dambarsame Posted March 8, 2010 By. Showqi dambarsame, Xaasha! Cimaamada iyada waxaan ugu soo talo galay Odeyga reer SOL ugu weeyn. Laakiin I can't find the Cajuuska. I will tell you what. I'm gonna give the Odeyga one more week, to claim his Cimaamad "May be the Cajuuska is hiding some where with his new Min-yaro, I don't know" Next week will continue: Will dambarsame get Cimaamadii Odeyga Sol. Till then saaxiib Koofiyadaada Wiilka-Cusub ku dhaganoow yaaney dabeeyshu kaa dafinee -------------------------------------------------- Showqi. sxb never who ever takes that cimaamad, we have to left it for the boss mentioned by you. Quote Share this post Link to post Share on other sites
dambarsame Posted March 8, 2010 by. j. barqo Paragon, dee niyow shuqullo aan ogahay baad ku mashquulsanayd baan maqlay inkastoo anba aanan kaa yaraysan sow lama fiicna boowe ? ,, -------------------- Waryaa jacayl Barqo, why dou you continously bully the new comers of this forum? sxb. try to never disappoint any creature. oo ninyohow hadallada qabaluusnimada ah iska daa loool. Quote Share this post Link to post Share on other sites