Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Fallanqeynta Ishabaysiga Somalia, Ethiopia Iyo Eretria

Recommended Posts

Deeq A.   

Isbahaysiga xukuumadaha Muqdisho, Addisababa Iyo Asmara ayaa bilihii la soo dhaafay si xowli ah ku socday, arrintaas oo siyaabo kale duwan lagaga hadlay dhowr jeer oo hore.

Dhowaan waxaa jiray siyaasado isdiidan iyo kuwa wada socda oo ku saabsan wadamo kamid ah geeska Afrika sida Soomaaliya, Itoobiya, Jabuuti iyo Eratariya ayaa arrintaas waxaa nala fallanqeeyay siyaasiyiin iyo aqoonyahanno Soomaaliyeed.

Dooddani waxaa naga la qeyb galaya Garyaqaan Cabdiwaaxid Cabdullaahi Warsame iyo Danjire Maxamed Maxamuud Caalim oo ka faallooda siyaasadda arrimaha Soomaaliya iyo tan gobolka.

Qodobada lagu lafa guray doodda waxaa kamid ah arrinta cunaqabataynta laga qaaday Eratariya iyo falcelinta Jabuuti.

Waxaa sidoo kale doodda lagu dul istaagay, hadalkii RW Itoobiya Abiy oo ahaa in mustaqbalka dhow Soomaaliya, Eratariya iyo Itoobiya ay yeelanayaan hal madaxweyne.

HOOS KA DHAGEYSO:

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2018/11/DOOOD.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this