Sign in to follow this  
Deeq A.

Masuuliyiinta Jubbaland oo laga mamnuucay gobolka Gedo

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Sh.M.Network) – Saraakiil ka tirsan ciidanka xooga dalka Soomaaliya iyo taliyaal ciidan gaar ahaan Ururka 48aad, guutada 10aad, qaybta 43aad ayaa kulan waxay ku yeesheen magaalada Buurdhuubo ee gobolka Gedo.

Kulanka ayaa waxay kaga hadleen arrimo la xiriira in masuuliyiinta maamulka Jubbaland aanu imaan karin degaanada iyo degmooyinka gobolkaasi, oo hoos-yimaada dowlad goboleedkaan.

Cabdiraxmaan Muxumad oo kamid ah saraakiisha oo u waramay warbaahinta ayaa sababta ku sheegay in masuuliyiinta Jubbaland ay caadeysteen inay u udiidaan garoonka Kismaayo kasoo degista masuuliyiinta iyo taliyaasha ay dowladdu soo dirto.

Hoos ka dhageyso warka oo Cod ah

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/11/Qani.mp3

The post Masuuliyiinta Jubbaland oo laga mamnuucay gobolka Gedo appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this