Sign in to follow this  
Deeq A.

Qodobo muhiim ah oo looga hadlay shirka Gollaha Wasiirada XFS

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Sh.M.Network) – Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa maanta oo Khamiis ah wuxuu shir gudoomiyay kulanka todobaadlaha ee Gollaha Wasiiradda xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya, kaasi oo qabsoomay.

Shirkaan oo ay soo xaadireen inta badan Wasiiradda ayaa waxaa looga hadlay qodobo kala duwan, waxaana kamid ah; Tirakoobka Shaqaalaha, Geeddi Socodka Dayn Cafinta Soomaaliya iyo qodobo kale oo muhiim ah.

Wasiiru dowladaha xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Cabdullaahi Xaamud Maxamed oo saxaafadda uga warbixiyay nuxurka kulanka ayaa sheegay inuu ahaa mid diirada lagu saarey arrimo muhiim u ah wadanka.

Hoos ka dhageyso codka

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/11/Qodobo-xasaasi-oo-looga-dooday-shirka-Wasiirada-Soomaaliya-online-audio-converter.com_.mp3

The post Qodobo muhiim ah oo looga hadlay shirka Gollaha Wasiirada XFS appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this