Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: Suldaan Sheegay In Xukuumaddu Wado Dagaal Sokeeye.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Burco)-Suldaan Maxamed Muuse Cune oo ka mid ah madax-dhaqameedka Galbeedka Burco ayaa dhaliilihii ugu cuslaa u jeediyey madaxweyne Muuse Biixi iyo xukuumadiisa.

Suldaanka ayaa sheegay in xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi diyaarineyso dagaal sokeeye oo dalka ka dhaca, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this