Deeq A. Posted November 15, 2018 (SLT-Burco)-Suldaan Maxamed Muuse Cune oo ka mid ah madax-dhaqameedka Galbeedka Burco ayaa dhaliilihii ugu cuslaa u jeediyey madaxweyne Muuse Biixi iyo xukuumadiisa. Suldaanka ayaa sheegay in xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi diyaarineyso dagaal sokeeye oo dalka ka dhaca, Halkan hoose ka DAAWO Source Share this post Link to post Share on other sites