Sign in to follow this  
Deeq A.

Doorashadii Madaxtinnimada Koonfur Galbeed Oo Dib Loo Dhigay

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga joogtada ah ee baarlamaanka Koonfur galbeed ayaa maanta dib u dhigay doorashadii maamulkaasi oo lagu waday inay dhacdo 17-ka bishan.

Guddiga ayaa sheegay inay doorashada madaxtinnimada ay dhici-doonto 28-ka November  2018-ka, iyaga oo u sababeeyey si loo dhameystiro guddiga doorashada.

In ka badan 15 murashax ayaa u taagan tartanka doorashada, inkasta uu ka haray madaxweynihii maamulkaasi Sharif Xasan Sheekh Aadan.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this