Sign in to follow this  
Deeq A.

Dawladda Jabuuti Oo Si Lama Filaan Ah Uga Hadashey Cunoqabateynta Laga Qaadey Eretria Iyo Maxaabiis Laga Haysto

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Dawlada Jabuuti ayaa waxaa ay qaraar ka soo saartey Go,ankii xalay golaha amaanka ee Qaramada Midoobey uu xayiraada hubka kaga qaadey Dawlada Eretria

Dawlada Jabuuti waxaa ay sheegtay inay soo dhaweynayso cuna qabteynta hubka ee laga qaadey Eretria isla markaana ay dalbaneyso in la soo daayo maxabiista Jabuuti ee uu xidhan Eretria, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this