Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: “Isbedel Ayaa Ku Yimid….” Suldaanka Guud Ee Beelaha Arab Oo Hadlay Isbedel Ku Yimid Madaxda Dhaqanka Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Suldaanka guud ee beelaha Arab Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax oo ka Hadley munaasibad lagu caleemo saraayey suldaan ka mid noqon doona madax dhaqameedka Arab ayaa waxaa uu ka Hadley isbdel uu sheegay in uu ku yimid guud ahaan dhaqankii Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this