Sign in to follow this  
Deeq A.

Sheekada Maanta+Kaftan Siyaasadeed Xirsi,Muse Biixi,F.C.Waraabe & Cirro

Recommended Posts

Deeq A.   
 Sheekada maanta 

Diyaarad ay saaraayeen shan qof oo reer Somaliland ah ayaa hawada ku xumaatay ,  waxa kaliya diyaarada saarnaa afar baarshuud (Four Parachutes). Waxa markiiba soo kacay xirisi cali xaaji xasan oo yidhi waxaan ahay 40 jir 40 milyan haysta , markaa anigu xiligii la dhiman lahaa ma joogee nabadeey inta xabad baarashuuda qaatay. 
Waxa ku xigay faysal cali waraabe oo yidhi waxaan  ahay ninka kaliya ee 3 jeer dhacay 3 danbana inuu tartamo diyaar u ah  markaa hawl culus baa ii taalee labada xabee hadhay ku heshiiya  intiina hadhay .
 waxa ku xigay Madaxwayne Muuse Biixi oo yidhi  ku dhawaad 50 sano ayaan jabhaydayn ku jiree , hada ayuun baan yara nastoo aan  janadii cagaha galiyee nabad galyo, intii isna midh baarashuuda qaatay .
 waxa isku soo hadhay C/raxman Cirro iyo iyo inan yar oo 6 jir ah oo uu awaw u yahay Maxamed Xaaji Ibrahin Cigaal  iyo hal baarashuud , Cirro ayaa inantii yarayd ku yidhi adeero anaa naftayda kuu huraaye adoo soo korayee iska qaado xabada hadhay . tii yarayd baa tidhi maya  maya adeero , laba baarashuud ayaa hadhay , Cirro yaab oo adeer ka kale xaguu ka yimi , Markaasay tidhi Muuse Biixi ayaa Shandaydii Buugaagta Baarashuud mooday oo qaatay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this