Sign in to follow this  
Deeq A.

Cabashadii Buuggii Uu Qoray Wasiir Guri-barwaaqo Oo Soo Laba Kacleeysey Iyo Dacwadii Oo Meel Kale Loo Gudbin Doono

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Haweenka Beesha Ciidagale oo mudooyinkii ugu danbeeyey cabasho ka muujinaayey buug uu Qoray wasiir Guribarwaaqo ayaa waxaa ay fariin u direen golaha Guurtida Somaliland oo arintaasi hore guddi ugu saarey , waxaana ay ku baaqeen in arintaasi si deg deg ah jawaabteeda loo soo dadajiyo.

Sidoo kale haweenkani waxaa ay sheegen in hadii cabashadooda waxba laga qaban waayo in ay Haaya’dda ha xuquuqul iinsanka ay arintooda u gudbin doonan, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this