Sign in to follow this  
Deeq A.

Askari Ka Tirsan Ciidamada Maamul Goboleedka Puntland Oo Toogasho Ku Dilay Laba Askari Oo Kale

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Boosaaso)-Askari ka tirsan ciidamada badda maamul goboleedka Puntland ayaa habeenimdii xalay magaalada Boosaaso ku dilay laba askari oo ciidamada Badda maamulka Puntland ay ka wada tirsanaayeen.

3463A10F-5B76-475E-B70D-498488014A6A_w10

Askariga ayaa la sheegay in askarta geeriyootay uu raas ku furay iyaga oo kuwada jira hawlga ay amaanka ku sugayaan.

Qaar ka mid ah saraakiisha ciidamada Badda Puntland oo ay VOA la xidhiidhay ayaa sheegay in ay gacanta ku hayaan askarigii dilka gaystay, islamaraana ay ku hawlan yihiin baritaanka sababta ku kaliftay in askarigaani toogasho ku dilo labadan askari ee ay hawlgalka kuwada jireen.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this