Sign in to follow this  
Deeq A.

Muuse Biixi; Caliga Guracan Iyo Dulmiga Uu Gacan, Gurtida Iyobarlaamku Mey Kula Socdaan

Recommended Posts

Deeq A.   

Abwaan gabyey baa yidhi; aduunyadu waa silsilad socotoo wareegta subaxba waa ceeyne, waa qoraal aan doonayo inaan dadka somaliland u iftiimiye cadeemo buuxa, oo ku kaceen muuse biixi inta racsan , isla markaana dadka tuseysa siyaasada qalfsan ama guracan ee muuse biixi.

07077651-1330-4EF5-BCC1-AD76D9C110ED.png

WAA GABEY GABEY KA HADLAYA SOO GUDBINTA XOGTA DHABTA AH IYO XALADA DHABTA AH EE KA JIRTA DALKA SOMALILAND.

Waa maanso hadii aad dhagutid ama dhageystid ku iftimiseya dulmiga iyo xogta dhabta ah ee ka jirta dalka somaliland, waad og tihiin dalka somaliland iney xidhmeen, 378 dukaan oo ahaa kuwii asaaska nolosha , hadey tahey , bakhaaro ama gacansto bagaashaka iibiya iyo

tukamada iibiya waxayabaha asaasak ah ee lagu nool yahey, dallkiiba wuu hadaraban yahey wale, markaa si aan taas dadka u tuso waxaan soo qaatey gabey la yidhaado garacwatdii domaliland, gaawracato waa gabey gowracya dadka dalka dhacaya, waxeyna u hiilineysaa dadka laga gardaran yahey ee lagu hayo dulmiga.
Gar ilaahey nimankey bulshadu garabka moodeeyso.

waa sida gamuusha iyo xagaag geed cidlaa yaalee

guumanaha iney naga jareen garaba meeysaane.

garaad la wayasheey dhibey noo guntimanaayne

iilaheene iney guranyaaba garabameey saaane

waa ganacsi iyo gooxo aanu gilibku saarneyne

caqligoo la gooyiyoo dulmiga gacan la siinaaayo

diintoo la gaasiraayoo googa laga doortey.

garsoorkoo intuu geed tagey xaajo guruufeeyey

gudiga oo gaanka iyo riyaga oo ganacsaduhu eebshey

oo geela ninkii dhab u lahaa gabi banaan taaga.

god dhibaato iney qodayaaan garabeeysaane.

godobtiyo rafaadkiyo fidmada garabka u saran.

goowrashada dhamaadiyo rabashada guusha fileeynsa.

Guurtida badhkeed baa nadey guurdarada taale.

haduunbaan garwaaq siin ninkii gibi ka sarnaaye.

colaadaha nakala gaabiyeey ee wali gowwda heeyne

Gashiga iyo eedaha gudbane laga gardiidaaayo.

CIDA nagu garqaatiye na galisa guurtida iyo baarlmaka au badane.

Waa guruub guumasigii ka daran gallaada ahaaye.

waa guruub go,aan koodu yahey maal uun soo gura ee

waa guruub geesiga ka jaceyl kii la goowracaye.

iney goows wax kale goobayaan garabeysaane.

WALAAL gabeygan waxuu ka ahdlaya iney muuse iyo inta haya,adood ee dalka kira hadey tahey, parmalka aama guurtida, iyo dhamaan yahada dalka dohan sida policeka iyo dawoladaha hosoe aay wada yihiin tuug.

SUaashu waxey tahey somaliland halkaad u soctaa?

goormaad dantaada garan.

waxa qorey fuaad maxamed qawdhan arimaha bulshada london

mr_qawdhan@hotmail.co.uk

facebook fuaad qawdhan

tel 00447383135563

thanks ilaaheybaa mahadleh.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this