Sign in to follow this  
Deeq A.

Kaliil “Jubbaland Ma Ahan Maamul La Wada Leeyahay”

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxamed Cabdi Kaliil, wasiiru dowlihii hore ee amniga maamulka Jubbaland ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog Nerws, waxa uu kaga hadlay arrimo ku aadan xil ka qaadis uu shalay ku sameeyey madaxweyne Axmed Madoobe.

Kaliil ayaa sheegay in markii horeba uu damacsanaa in xilkaasi uu iska casilo, islamarkaana waxa uu tilmaamay iney jiraan sababo badan oo aan looga sii mid ahaan karin Jubbaland.

Waxa uu ku dhaliilay madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe inuu yahay shaqsi doonaya inuu kaligiis taliyo, islamarkaana uu isku dirayo qabiillada waa sida uu hadalka u dhigaye.

Halkaan hoose ka dhageyso:

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2018/11/Wasiiru-Dowlahii-Amniga-Jubbaland-oo-is-Casiley.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this