Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiiru dowlihii Amniga Jubbaland Oo eedeeyay madaxda maamulkaasi

Recommended Posts

Deeq A.   

Kismaayo ( Sh. M. Network )-Wasiiru dowlihii hore ee wasaaradda Aminga Jubbaland Maxamed Cabdi Kaliil oo wareysi gaar ah siiyay Shabelle ayaa eedeyn kulul u jeediyay madaxda sare ee maamulkaasi.

Mr Kaliil ayaa sheegay in Madaxda Jubbaland ay ku howlan yihiin iska hor keenida Beelaha wada daga gobollada Jubbooyinka iyo Gedo ee K/ Soomaaliya.

Waxaana uu ugu baaqay DFS in ay il gaar ah ku heyso dhibaatooyinka lagu hayo shacabka ku dhaqan deegaanada maamulka Jubbaland.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/11/cod-jaamac.mp3

The post Wasiiru dowlihii Amniga Jubbaland Oo eedeeyay madaxda maamulkaasi appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this