Sign in to follow this  
Deeq A.

Ugu Yaraan 44 Qof Oo Ku Dhintay Dab Ka Socda Gobolka California Ee Dalka Maraykanka

Recommended Posts

Deeq A.   

Kumannaan ka mid ah shaqaalaha dabdamiska Mareykanka ayaa la tacaalaya dab xoog leh oo ka ololaya qeybo ka mid ah koofurta iyo waqooyiga gobolka California.

Ugu yaraan 44 ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen dabkaan oo lagu tilmaamay mid ka mid ah kuwii ugu khasaaraha badnaa ee soo mara gobolka Califronia.

Bulshooyin badan ayaa barakacay, guryo badanna dhulka ayay la sinmeen dhinaca koofureed ee California gaar ahaan deegaannada u dhaw dhaw magaalada Los Angeles.

Dabeeylo xawaarahoodu sarreeyo iyo huur aanan sidaasi u badneyn ayaa la sheegay in ay sii hurinayaan dabkan.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this