Sign in to follow this  
Deeq A.

Laba askari oo ka tirsan ciidanka badda Puntland oo toogasho lagu dilay

Recommended Posts

Deeq A.   

Askari ka tirsan ciidamada badda ee (PMPF) ayaa toogasho ku dilay laba askari oo kale,kuwaasoo kala tirsanaa ciidamada, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha PMPF.

Shakhsiga dilka u gaystay labada askari ayaa sida wararku sheegayaan ka carooday hadal ay kula kaftameen, xilli ay ku sugnaayeen goob maqaaxi ah, waxaana dilkaasi ka dhacay magaalada Boosaaso.

Ilaaa iyo haatan ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay taliska ciidanka badda Puntland ee(PMPF) oo faahfaahin looga bixiyay dhacdadaasi.

Wixii ka soo kordha kala soco: Puntland Post

The post Laba askari oo ka tirsan ciidanka badda Puntland oo toogasho lagu dilay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this