Deeq A. Posted November 13, 2018 Somaliland ayaa maanta si rasmi ah waxay ushaqaaleysiiyay 954 macalimiin, kuwaasi si bilaash ah ku shaqaynayey muddo sanado ah. Guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha Somaliland Sharmaarke Axmed Muxumed Geelle ayaa saxaafadda kala hadlay arrintaasi kaddib markii uu soo dhammaaday kulan ay wada qaateen madaxweyne Muuse Biixi iyo qaar kamid ah golihiisa wasiirrada oo uu ku jiro wasiirka waxbarashada. Dhanka kale, waxaa isna arrintaa faahfaahin ka bixiyay wasiirka waxbarashada iyo seyniska Somaliland Yaasiin Xiir Faratoon. Hoos Ka Dhageyso: https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2018/11/Somaliland-954-macalin-oo-bilaash-ku-shaqeynaysay-mudo-oo-mushaar-loo-qoray.mp3 Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites