Deeq A. Posted November 13, 2018 Kismaayo (Sh.M.Network) – Madaxwaynaha dowlad goboleedka Jubbaland ayaa isku shaadhayn ku sameeyay qaar kamid ah xubnaha Gollahiisa Wasiiradda, sida laga soo xigtay Wareegto kasoo baxday xafiiskiisa. Digreetadda oo ku taariikheysan 13-ka bishaan November 2018 ayaa waxaa lagu magacaabay hal Wasiir, afar wasiiro dowloyaal iyo labo wasiiru ku xigeeno, kuwaasi wasaarado kala duwan ah. Laguma shaacin qoraalka masuuliyiinta xilalka laga qaaday iyo sababta ay jagooyinkooda ay ku waayeen. Hoos ka akhriso wareegtada The post Axmed Madoobe oo isku shaadhayn ku sameeyay Wasiiradiisa appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites