Deeq A. Posted November 13, 2018 Gaalkacyo ( Sh. M. Network )-Dibadbaxani oo ahaa mid ballaaran ayaa waxaa uu maanta ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Banaanbaxa oo ay dhigayeen boqolaal dadweyne ah oou badan Dhalinyaro iyo Haween ayaa ku qeylinayay erayo ka dhan ah maamulka Puntland. Dibadbaxaayasha ayaa cabasho ka ahaa xukun dil ah oo lagu riday C/risaaq Xuseen Tahliil oo ka mid ah Ganacsatada gobolka Mudug. Halkan hoose ka dhageyso Warbixinta http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/11/warka-cali-gaab-dibad-bax.mp3 The post Dibadbax ballaaran Oo ka dhacay M/ Gaalkacyo appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites