Sign in to follow this  
Deeq A.

Beyle “DFS way ku filan tahay bixinta muushaaraadka Ciidamada Xoogga dalka”

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho ( Sh. M. Network )-C/raxmaan Ducaale Beyle wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo ka hor hadlayay Golaha Shacabka ee BFS ayaa shaaca ka qaaday in Beesha Caalamka ay jarteen mushaaraadkii ay siin jireen Ciidanka Xoogga dalka.

Wasiir Beyle ayaa xusay in dowladda federaalka Soomaaliya ay ku filan tahay bixinta musharaadka Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya.

Waxaama uu tilmaamay in haatan wixi ka dambeeya XFS ay si toos ah u bixin doonto Mushaaraadka Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/11/Abdi-Qani-1.mp3

The post Beyle “DFS way ku filan tahay bixinta muushaaraadka Ciidamada Xoogga dalka” appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this