Deeq A. Posted November 13, 2018 Cadaado ( Sh. M. Network )-Axmed Maxamuud Xasan ( Axmed Baasto ) oo dhawaan Xildhibaano ka tirsan Galmudug ay u doorteen Madaxweynaha maamulkaasi ayaa si kulul uga hadlay xiisadaha ka soo cusboonaaday gobollada Mudug iyo Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya. Axmed Baasto ayaa ku eedeeyay golaha iskaashiga dowlad goboleedyada daka in ay dhibaato amnia ka abuurayaan gudaha maamulka Galmudug. Waxaana uu tilmaamay in ay hurinayaan xiisadaha colaadeed ee haatan ka soo cusboonaaday deegaanada maamulkaasi. Halkan hoose ka dhageyso Codka. http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/11/Baasto.mp3 The post GIDG Oo lagu eedeeyay xiisadaha ka taagan G/ Galgaguud appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites