Sign in to follow this  
Deeq A.

GIDG Oo lagu eedeeyay xiisadaha ka taagan G/ Galgaguud

Recommended Posts

Deeq A.   

Cadaado ( Sh. M. Network )-Axmed Maxamuud Xasan ( Axmed Baasto ) oo dhawaan Xildhibaano ka tirsan Galmudug ay u doorteen Madaxweynaha maamulkaasi ayaa si kulul uga hadlay xiisadaha ka soo cusboonaaday gobollada Mudug iyo Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.

Axmed Baasto ayaa ku eedeeyay golaha iskaashiga dowlad goboleedyada daka in ay dhibaato amnia ka abuurayaan gudaha maamulka Galmudug.

Waxaana uu tilmaamay in ay hurinayaan xiisadaha colaadeed ee haatan ka soo cusboonaaday deegaanada maamulkaasi.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/11/Baasto.mp3

The post GIDG Oo lagu eedeeyay xiisadaha ka taagan G/ Galgaguud appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this