Tuujiye Posted October 6, 2010 Meel kaste Music iyo heeso wadani ah ayaa noo dhegtiin.. is about time aan kistoo iska qosolno... I'm a big fan of Mujaajilooyinka Somalida iyo kuwa afrikaanta kale... Nimanka aan aad ugaga danbeeyo waxaa ka mid ah Oday Cabdule, Maki xaaji banaadir, Boon xirsi iyo Cabdi heybe... sheeko hada kohor ku dhacday nin saaxiib kee aan aqaano ayaa aheed ruwaayad hore loo matalay lool... bal idinkaa fahmi doonee, daawasho (fiirsasho) wacan... Gabartaa Qabtid aan rabaa.. Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted October 6, 2010 Dawasho wacan kuyeh! Shimee saan uhadli jirtayna? War hooy ka joog, waa wax kuu roonee ka joog!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted October 6, 2010 lool@ ma taan qabo ayaa donasa in aad arosatid minanka ee isoo tilmaamtay..ma ta aan qabo...love that part..odeyga wuuba ka waalay looool good riwayad even though I was kinda lost in some of the parts salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted October 6, 2010 Oday Cabdule maskiinka ilaahey ha u gargaaro oo dhibka heysto haka badbaadiyo... Oday Cabdule.Part.1 lol@KK lool weerar la igu haayo lee hadaa ogaan laheed, ayuuto oo gurmad eh aa ii soodiri lahayd lol... Wareer badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted October 6, 2010 loooooool@ odeyga ma is aragteeen yaray ilaahay janada ha kugu ridee ma aniga abahay maalin walba isla joogna walahi maalin walba ma is ag fadhidiin..... wax ma ku sheegay .. wax uu ii sheegay ma leh... muxu noo lug goynaya lug alle haka goyeee....looooooooooooooool This guy is sooo funnnny. Lord have mercy... salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted October 6, 2010 ^^^ He is runtii all time number one waaye ninkaan... Aaliya soo dhaji wax nooh! Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted October 6, 2010 ^I dont really watch somali riwayado... bt this is one video that I can think of check it out, Abdi Haybe ma favourite part being " waan ku donana abahay baan kusoo shegeena" I guess he was suppose to say "abaha baan ka donaya" salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 13, 2010 Saado Cali oo ku jileyso ruwaayad. Ruwaayadii Cilmi iyo Caado. "Naayaa, Maano Caddeey..." "Aboow..." "Tuur...gudaha ku tuur." "Ilmee sidaayee aniga yaa i sidaayo..." Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted November 13, 2010 lol@ cawdaan ku jaraya ..cawdo maxay tahy..hahah odeygan gaaban ee bakhiilka ah maxa saado ag dhigay salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites