Sign in to follow this  
Deeq A.

Xal U Raadinta Dagaalka Soomaalida Iyo Oromada Oo La Bilaabay Iyo Dhalinyaro Ka Kala Socota Labada Qowmiyadood Oo Ku Hawlan

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Jigjiga)-Dhalinyaro ka kala socota qowmiyadaha Oramada iyo Soomaalida dalka Itoobiya ayaa waxay dhawaan ku heshiiyeen in khilaafka iyo isku dhacyada labada qowmiyadood u dhaxeeya ay iska kaashadaan sidii loo xalin lahaa.

daalada-1.jpg

Dhalinyarada labada dhinac ayaa waxa ay shirar ku qabteen meel kala duwan iyaga oo labada shacab ku boorinayay in ay nabadda ka shaqeeyaan.

Shirkii ugu dambeeyay ayaa waxa ay dhalinyarada qowmiyadaha Oramada iyo Soomaalida ay ku qabteen magaalada Jigjiga.

Dagaalada u dhaxeeya Soomaalida iyo qowmiyada Oromada ayaa ah kuwa soo lab laabtay,isla markaana sababay dhimasho dhaawac iyo barakac intaba.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this