Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Gaas Oo Codsaday In La Sugo Qoondada Haweenka Ee Baarlamaanka Cusub

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxwaynaha Puntland ayaa Odayaasha soo Xulaya Xildhibaanada ka codsaday in qoonadada haweenka inay siiyaan Xildhibaannada soo socda.

Dhanka kale wasiirka haweenka ayaa iyan ka hadashay qoondada haweenka ee aqalka wakiillada Puntland 2019-ka.

Warbixinta hoos ka dhagayso:

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2018/11/Warbixinta-Qoonadada-Haweenka-kaga-hadlay-Gaas-by-Cawil-Cali-jamac-12-11-2018.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this