Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Shacabka oo ku baaqay in la joojiyo colaadda ka taagan Gobolka Galgaduuud

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho-[Puntland Post]-Golaha Shacabka ee BJFS ayaa baaq nabadeed ka soo saaray colaadda ka taagan gobolka Galgaduud gaar ahaan degmada Balanbale.

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka mudane Mahad Cabdalla Cawad oo ku hadlaayay magaca Golaha Shacabka ayaa sheegay in ay ka xun yihiin colaadda ka soo cusboonaatay gobolka Galgaduud.

Guddoomiye Mahad ayaa dawladda Soomaaliya ka codsaday iney xoogga saarto joojinta colaadaas iyo in beelaha walaalaha la heshiisiiyo.

hoos ka daawo Muuqaalka baaqa

Cabdiqani Boos

Puntland Post

The post Golaha Shacabka oo ku baaqay in la joojiyo colaadda ka taagan Gobolka Galgaduuud appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this