Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Biixow si Xirfadaysanbaad uga Jawaabay Go’aankii Gacan-libaax, ee Mar hadaad Madaxtooyadiina Galbeedka u Rartay

Recommended Posts

Deeq A.   

“.Madaxweyne Biixi oo si Xirfadaysan uga Jawaabay Go’aankii Gacan-libaax, kadib markii dhan uu isu raacshay cabashadda Beeshii halkaa ku shirtay, taasoo kolkii hore wax ka dhinaayeen, balse hadda kamilan ama dhamaystiran.

C0F1BAE1-8C36-49D0-952F-1E8D5B49A46A.jpe

Sidaana Madaxweynuhu waxa uu ku sheegay warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska maanta, kaasoo uu xilkii Wasaaradda Maaliyadda uu kaga qaaday Wasiirkii hore ee Maaliyadda oo kasoo jeeday deegaan ahaan beeshii halkaa ku shirtay.

Waxaan ku xasuusinayaa M/weyne Mar hadaad Madaxtooyadiina Galbeedka u Rartay Wasiiradii Maqnaana soo celisay Magaca jamhuuriyadana badal. Waanad Asiibtay baanu ku leenahay”.

Siyaasi Axmed Cali yare (Axmed Like).

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this