Sign in to follow this  
Deeq A.

Michael D Higgins Oo Loo Dhaariyay Madaxweynenimada Dalka Ireland

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Ireland)-Michael D Higgins ayaa markii labaad loo dhaariyay madaxweynenimada Ireland iyadoo xaflad loogu qabtay magaalada Dublin Axaddii.

58ae8443-15e3-4ded-a7c2-9ac2e2621689.jpg

Madaxweyne yaal hore oo ay ka mid yihiin Mary Robinson iyo Mary McAleese ayaa ka soo qayb galay xafladda.

Ra’iisulwasaaraha Airland Leo Varadkar iyo Ra’iisulwasaare ku xigeenka Simon Coveney ayaa sidoo kale xafladda ka soo qaybgalay.

Madaxweyne Higgins ayaa dib loo doortay bishii Oktoobar isaga oo helay 56% codadkii la dhiibtay.

Shantii murashax ee la tartamay dhammaantoodna way ka soo qayb galeen xafladda.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this