Sign in to follow this  
Deeq A.

Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland Oo Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Ku Eedeeyay In Uu Taageero Jabhadda Korneyl Caarre

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Afhayeenka madaxweynaha Somaliland Maxamuud Warsame Jaamac ayaa xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ku eedeeyay in uu taageero jabhadda Korneyl Caarre oo saldhiggeedu yahay magaalada Qardho ee maamulka Puntland.

Afhayeenka madaxweynaha Somaliland Maxamuud Warsame Jaamac ayaa sidoo kale waxa uu xukuumadda Madaxweyne Biixi ka difaacay eedaymo uga yimid xisbiga WADDANI Halkan hoose ka DAAWO

 

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this