Sign in to follow this  
Deeq A.

“Wasiirka Maaliyada Ka Qaad Garxajis Oo Habar Awal…” Mujaahid Cali Guray Oo Ka Hadley Isku Shaandheyntii Uu Sameeyey Madaxweyne Biixi

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga KULMIYE ayaa waxaa uu markii ugu horreysa uu ka hadley isku shaandheyntii uu shalay sameeyey madaxweyne Muuse Biixi.

Muuse-Biixi-Iyo-Cali-Gurey.jpg.png

Cali Guray ayaa oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook-ga ayaa sheegay in uu ka naxay in wasiirka Maaliyada laga qaado Nin ka soo jeeda Beesha Garxaajis loona dhiibo Nin ka soo jeeda Beesha Madaxweynaha ee Gabiley Clan waxaana uu yidhi

“Ilaahay Hortii markaan Eego xaalada Maanta , Wasiirka Maaliyada Ka qaad West Burco Clan oo Gabiley Clan sii in aanan ku farxin ee waan ka naxay , cadkaasina celis buu ku wanaagsanaa.” Ayuu yidhi Cali Guray

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this