Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirkii arimaga gudaha ee Jeegaanta oo lagu weeraray Laas-caanood

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka uu Warsidaha Puntland uu ka helayo magaalada Laa-caanood ayaa sheegaya in halkaasi maanta lagu weeraray wafdi uu hogaaminaayay wasiirkii arimaha gudaha ee maamulka jeegaanta Maxamed Kaahin.

Wafdigan ayaa la sheegay in ay ku sii jedeen degaanka Dhumey ee gobolka Sool oo ay ku sugan yihiin Isimadii ka yimid Puntland iyo dowladd deegaanka Itoobiya.

Sababta wasiir kaahin loogu diiday ka qaybgalka Nabadeedta beelahan ayaa lagu sheegay ,in marki horeba uu qayb ka ahaa iskudirka beelahan iyo dagaalki dhexmaray oo ay dadkii faraha badnaa ay ku dhinteen.

lama oga khasaaraha dhabta ah ee weerarkan ka dhashay ,waxaana weerarkan qaaday Jamhada cadaalad udirka ah ee uu hogaaminayo korneel Caare.

 

 

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this