Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Gaas Oo eedeeyay Dowladda Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Garoowe ( Sh. M. Network )-Madaxweynaha Maamulka Puntland, Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) oo la hadlayay Laanta Aka Soomaaliga ee VIA-da ayaaku eedeeyay dowladda dhexe ee federaalka Soomaaliya in ay rabto in ay awoodaha, daqliga, dhismaha dowladnimo iyo xariirka dibadda ay isku koobto iyada kaliya.

Waxaa kaloo uu sheegay in maamul goboleedyada ay masuuliyad xooggan ka saaran tahay shacabka ay matalaan.

Sidoo kale waxuu ka hadlay Madaxweyne Gaas is casilaadii uu dhawaan ku dhawaaqay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane  Shariif Xasan oo ahaa guddoomiyaha golaha iskaashiga dowlad goboleedyada iyo arrimo kale.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/11/Gaas-1.mp3

The post Madaxweyne Gaas Oo eedeeyay Dowladda Soomaaliya appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this